Home Afsomali Wasiir maareeye oo magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiir maareeye oo magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wareegto xafiiskiisa ka so baxday Ku  Magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda u magacaabay mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ka dib markii uu dhintay Ninkii xilkaasi haayay oo lagu Magacaabi jiray Abuukar Daahiye, Kaasoo ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.