Home Afsomali Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Somalia iyo Boqortooyada Brunei oo...

Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Somalia iyo Boqortooyada Brunei oo Heshiis iskaashi ku kala saxiixday Dalka Malesia.

Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Somalia iyo Boqortooyada Brunei oo Heshiis iskaashi ku kala saxiixday Dalka Malesia.

Langkawi 25, , :Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Somalia Fardawso osman Cigaal ayaa kulan layeelatay Wasiirka Gadiidka Ee boqortooyadda Brunei Mudane Dato Seri Setia Shamhary oo ay ka wada-hadleen iskaashiga labada Wasaaradood, ee ay ka wada shaqeyn karaan iyo fursadaha dhinacyada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada Dal.
Kulanka oo ka dhacay Langkawi, Malaysia, ugu dambayn Labada Wasiir ayaa isla qaatay sidii khibrad wadaaga iyo tababbarada labada Wasaaradood iskaga kaashan lahaayeen

DHAMAAD-

Wixii, Faah-faahin ah kala xiriir
Mohamed abdi osman Faradheere
Madaxa Qaybta Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada
Emil Info@motca.gov.so
Info.motca@gmail.com
https://instagram.com/stories/motcasomalia/
https://www.facebook.com/profile.php?
Twitter: https://twitter.com/motcaSom?
Website: https://motca.gov.so//
youtube.com/@Motca-Somalia

Previous articleAmb, Warfaa oo Noqday Safiirka u fadhin doona Somalia Ethiopia
Next articleQoysas ay barakiciyeen Duurjoog dalka Mozambique

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.