Home Afsomali Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabelle Sakariye Mohamed Ahmed iyo Wasiirka Boostada,

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabelle Sakariye Mohamed Ahmed iyo Wasiirka Boostada,

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Hirshabelle Sakariye Mohamed Ahmed iyo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Abdifatah Hassan Farah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo ay weheliyeen Gudoomiyaha Degmadda Matabaan Bashiir Shekeeye, ku xigeenkiisa Abdikafi Shire colaad iyo Xoghayaha Degmadda Cawil Nuur ayaa waxa ay kormeer ku tageen Xerooyinka Barakcayaasha oo ay ku noolyihiin Dadka ay Abaaruhu sameeyeen iyo kuwa ka yimid Degaanadda ay ka dhaceen Dagaaladda u dhaxeeyay Ciidmadda Dowladda iyo Al-shabaab.
Wasiirradan oo qayb ka ahaa Guddiga Wasiirrada ee dhowaan uu soo magacaabay Madaxweynaha Hir-shabelle Cali Abdullahi Guudlaawe aya u kuur galayay xaaladda Nolosha ee Barakacayaasha ay saameeyeen Colaadaha iyo Abaaraha si loogu sameeyo Gurmad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.