Home Afsomali Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dalka...

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dalka filaan ka furay shirka islaashiga iyo ganacsiga …DAAWO SAWIRADA

Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha oo wada dedaalkeeda iridaha loogu furayey Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya ayaa maanta furtay kulan loogu diyaargaroobayey Iskaashiga Ganacsi ee Soomaaliya iyo Finland oo Helsinki ka dhici doona 25 ilaa 26 June 2018

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.