Home Afsomali Wasiirka Warfaafinta Somalia oo kobaha la dul marey kuwo uu ku sheegay...

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo kobaha la dul marey kuwo uu ku sheegay Musharaxiiin iska yeel siyaasiyin kale ka danbeyso

Xili ay soo dhowdahay doorashada madaxweynaha iyo |Xildhibaanada labada aqal ayaa waxaa soo baxayo u hanqal taagida sharciga baal marasan oo ay sameynayaan qaar ka mid ah Musharaxiinta waxaana jira shir ay gadaal ka riixayaan oo ka dhacayo maalmahaan magaalada

Waxaana soo badana Tirada musharaxiin isku sheeg ah ee aan runta ka aheyn kuwaas oo hoteelada iyo goobaha kale ee bulshadu iskuugu timaado kaga dhawaayada hadalo ay dowlada ku durayaan .

Kuwa la rumeysan yahay in aanay musharaxiin aheyn ayuu farta ku goday wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo isagu xog ogaal u ah arinta musharaxiinta gobolada waqooyi ee dalka .

Wasiir dubbe ayaa dube culus madaxa kala dhacay xarfaan ku shaqeysata magaca musharaxiinta gobolad waqooyi oo uu sheegay in aysan matali Karin kuna hadli Karin magic umahd ka dhaxeeya iyada oo u xaqlinaya kuwo yar oo xildoonayaal ah

Wasiir dubbe ayaa ku dhaliilay kooxdaan in ay magaalada ku ruxayaan shirar is daba jog ah oo ay ka soo saaraan qoraalo xaqiiqda jirta ka fog

Wuxuuna tusaale u soo qaatay gabar yar oo waalatay oo aan xaalkeeda waxba laga qaban Karin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here