Home Afsomali Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo heshiisyo ganacsiga...

Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo heshiisyo ganacsiga lagu hormarinaayo la yeeshay Dowlada fiiland iyo maalqabeeno kale (DAAWO SAWIRADA)

Wasiirka Ganacsiga iyo wafti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Finland ayaa la shiray Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta ee dalkaas Ms Anne-Mari Virolainen, waxayna isku afgarteen in xoojiyo xiriirka Ganacsi iyo maalgashi ee Soomaaliya iyo Finland, iyo in Shirkadaha labada wadan yeeshaan Ganacsi wadaag iyo Isdhaafsi Cilmiga iyo Technology-yada Ganacsiga, Wershadaha iyo waxsoosaarka kheyraadka Soomaaliya. Wasiirka iyo Waftigiisu waxay kale oo la kulmeen shirkado iyo Maalqabeeno danaynaya in ay maalgashadaan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.