Home Afsomali Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo wada xaajood...

Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo wada xaajood kula jira shirkado ganacsi iyo dowlado horey u marey (DAAWO SAWIRADA )

Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha oo hogaamisa madasha wadaxaajoodka Dawladda iyo hay’adaha Rayidku leeyihiin (Public Private Dialogue PPD) isla markaana dhista sidii Shirkadaha Soomaaliyeed u noqon lahaayeen kuwo casri ah oo xiriir la leh shirkadaha iyo suuqyada Aduunka ayaa maanta ku dhawaaqday in ay bartamaha July qabanayso shirweyne lagu abuurayo golaha Haweenka ku guuleystay Ganacsiga (Women in Business working group) iyo golaha Wershadleyda dalka (Small and Medium Factories working group) taasoo wax weyn u soo kordhin doonta Gabdhaha Ganacsiga ku jira iyo horumarinta Wershadaha dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.