Home Afsomali Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya waxay suuqyo cusub u heshay waxsoo...

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya waxay suuqyo cusub u heshay waxsoo saarkeeda

Wasiirka Wasaaradda Ganaciga Xukuumadda Soomaaliya  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mudadii 6-da Bilood ee uu xilka Wasaaraddaasi hayay xooga saaray xoojinta dhoofinta waxsoosaarka Soomaaliya,.

Waxaana Wasaaraddiia ay  horumarinay helista suuqyo cusub, kor u qaadista tayada iyo muuqaalka Badeecadaha la dhoofinayo, iyo siinta sharciyad iyo Shahaado la aqoonsan yahay “Made in Somalia” iyo wixii la mid ah si la isu dheelitiro dakhliga Ganacsiga (Trade Deficit) inagala dhexeeya Wadamada aynu la Ganacsano oo Soomaaliya khasaaro ku jirto.

Tallaabooyinkaan ayaa kaalin Muhiim ah ka qaadanaya wax soo saarka dalka in la dar dar galiyo islamarkaana sare u kac uu sameeyo dhqaalaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.