Home Afsomali Wax ka Ogoow taariikda fog ee Hawiye iyo dhamaan irir samaale

Wax ka Ogoow taariikda fog ee Hawiye iyo dhamaan irir samaale

Irir Samaale waa odayga dhaley Hawiye iyo Dir oo ay ku abtirsadaan
dadka ka soo jeeda labadaas reero. Wuxuu kamid yahay sagaalka
Ilma Samaale.
Samaale waa boqorkii ka talin jiray dhulka Soomaalida 2500 oo
sano ka hor dhalashadii Ciise, waa odayga ku abtirsadaan
qowmiyada Samaale oo ku nool Bariga Afrika, Waqooyiga iyo
Bartamaha Afrika.
Samaale wuxuu dhalay Sagaal wiil oo kala baha ah:
1.Gardheere samaale
2.Irir Samaale
3.Mayle Samaale
4.MaqaareSamaale
5.Xamare Samaale
6.Xariire Samaale
7.Gurre Samaale
8.Gariire Samaale
9.Yaabur Samaale

Gardheere Samaale (waa curadka Samaale). Waxaa ka farcamay oo
uu dhalay Garjante Gardheere, Riyale Garjante, Mataan Riyaale, oo
isna dhalay Saransoor Mataan.
Ilma Saransoor waa afar oo kala ah: Gaaljecel Saransoor, Dagoodiye
Saransoor, Ciise Saransoor iyo Masarre Saransoor.
Irir Samaale oo ay ka soo jeedaan Dir iyo Hawiye.
Mayle Samaale oo ka soo farcameen Beesha Xawaadle.
Xamare Samaale oo ay ka soo jeeda beelaha Reer Xamarka, sida
Gudmanaha, Duruqbaha, Gaameedlaha, Shaanshiyaha, Abakaroow,
Reer Sheekh.
BEELAHA KU ABTIRSADA MAGACA HAWIYE WAXAA CURAD U AH
Boqortooyada Beelweynta Karanle
Gugundhabe hawiye ayaa kuxiga
Ilma hawiye waa lix
1.Karanle hawiye
2.gugundhabe hawiye
3.xaskul hawiye
4.Raarane hawiye
5.Gorgaate hawiye
6.jambeele hawiye

Beelaha hawiye waa beelo ballaadhan oo daga gee geeska afrika soomaaliya itoobiya iyo keenya soomaaliya iyo koonfurta soomaaliya ilaa gobolada bari waxa kubadan oo daga

Abgaal Cismaan Dalandoole Mudulood
•Ajuuraan
•Gugundhabe
•Duduble
•Dagoodi
.Xawaadle
•Hilibi Dalandoole Mudulood
.Gaaljecel
•Wacdaan Cismaan Dalandoole Mudulood
.Habargidir
•Hintire
•Jijeele
•Moobleen Cismaan Dalandoole Mudulood
•Murusade
•Muranle
Raarane
•Shiikhaal
•Silcis
•Udeejeen
•Ilaawaay
•Wadalaan

#dadka_caanka_ah_eeka_dhashaybeesha_hawiye
#Hogaamiyayaasha_qaranka_Siyaasiyiinta_Ciidanka_AqoonyahanadaOdaydhaqameedyada_Culumaaudiinka#AbwaaniintaGanacsatadaHogaamiyayaashaqaranka

*Imaam Axmed guray waa hogaamiyaha muslimiinta geeska afrika haleeyga soomaali iyo afrikankuba kufaanaan waana nin karanle ah
* Aadan Cabdulle Cusmaan; Madaxweynaha Soomaaliya 1960-67 *
Cabdullaahi Ciise Maxamuud; Reysal Wasaaraha Soomaaliya
1954-60 * Salaad Gabeyre Kediye; Sarkaalkii Dhaliyey Kacaanka
Milateriga 21-ka Oktoobar 1969 * Xuseen Kulmiye Afrax;
Madaxweyne-Ku Xigeen Dowladii Milateriga 1969-91 * Cali Mahdi
Mohamed Madaxweyne DKMG 1991-1995 ee Lagu Soo Dhisay Dalka
Djibouti * Maxamad Faarax Caydiid; Hogaamiye Dowlada Salbalaar
1995–1996 * Cabdulqaasim Salaad Xassan; Madaxweynaha TFG
2000-2004 * Prof. Cali Maxamad Geedi; Reysal Wasaaraha DFKMG
2004-2007 * Nuur Xassan Xuseen; Reysal Wasaaraha DFKMG
2007-2009 * Sheekh Shariif Sheekh Axmad; Madaxweynaha DFKMG
2009-ilaa….
Siyaasiyiinta
* Cismaan Geedi Raage; Xubin ka tirsan aasaasayaashii 13-kii SYL *
Maxamed Faarax Hilowle (Faranaajo); Xubin ka tirsan
aasaasayaashii 13-kii SYL * Maxmed Cali Nuur; Xubin ka tirsan
aasaasayaashii 13-ki SYL * Cali Shiddo Cabdi; Gudoomiye-ku
xigeenki SYL 1954-60 * Xaaji Maxamuud Baraako; Siyaasigii Ugu
Horeeyey ee Si Sharci Ah Somaaliya Uga Dhaqan Geliya Xisbi
Siyaasadeed * Drs Nuurto Xaaji Xasan; Aqoonyahanad Ku
Taqasustay Sharciyada * Xaaji Faarax Cali Cumar; Wasiirka
maaliyada 1954-64 * Jen Mohamed Ibraahim Liiqliiqato T/yaha
boliska * Sheekh Jamaal; Duqa magaalada Muqdisho 1954-1960 *
Cali Maxamad Hiraabe “Hagareey”; Wasiirka warfaafinta 1960-1964
* Maxamad Cosoble Cadde; Wasiirka boostada iyo isgaarsiinta
1954-1967 * Cismaan Axmed Roobleh; Wasiirka Ganacsiga
1954-1967 * Sheekh Cali Jimcaale Barraale; Wasiirka caafimaadka
1954-1964 * Dr Ismaaciil Jimcaale Cossoble; Wasiirka Warfaafinta
1964-1967 * Dr Keenadiid Axmed Yuusuf; Wasiirka tacliinta
1964-1967 * Axmad Geelle Xassan; Wasiirka garsoorka iyo
cadaalada 1960-1964 * C/raxmaan Xaaji Muumin; Wasiirka
garsoorka iyo cadaalada 1964-1967 * Sheekh Maxamad Isxaaq;
Wasiir-ku xigeenka arrimaha gudaha 1960-1964 * Cali Cosoble
“Wardhiigleey”; Wasiirka qorsheynta qaranka 1967-1969 * Cumar
“Istarliin”; Duqa magaalada Muqdisho 1960-66 * Maxamad Sheikh
Cusmaan; Wasiirka maaliyada 1980-1984 * Cabdullaahi Axmad
Caddoow; Safiirka Mareykanka 1970-80 * Xuseen Xaaji Bood;
Wasiirka amniga qaranka 1977-1981 * Dr.muumin cumar ,wasiirka
cadaaladda iyo garsoorka dowladdii cali mahdi maxamed 1991 * C/
kariim Axmed Cali, Xogheyaha Guud ee ururka USC
1991-2000( xasan yusuf xasn rooble siyaasiga
Ciidanka
* S/Guud Axmed Sahal Ali (Axmed Cariiri); Janaraal ka talinaayey
Ciidamada Asluubta * S/Gaas Xuseen Kulmiye Afrax; Xubin Ka
Tirsan 5-tii Golaha Sare iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladii
Milateriga. * Jenaraal Daa’uud Cabdulle Xirsi; Jenaraalkii ugu
horeeyey oo Soomaali ahna Aasaasaha Ciidanka Xoogga Dalka
Soomaaliyeed * Jenaraal Maxamed Faarax Xasan (Caydiid ) General
Ciidan oo Caan ah * Jenaraal Cabdulle Barre Qalaaye; Col : Cali
Maxamed Fiidse . Col: Xuseen Axmed Absuge Taliyaha saadka
Ciidamada Xooga Dalka Somalia . Jenaraalkii ugu horeeyey ee Dalka
* korneel abdi mohamed ahmednuur ( abdikuus ) kornel ciidanka
xooga ahana madaxwene ku xigenka ximin & xeeb 2013-1016 *
Jenaraal Maxamad Ibraahin (Liiqliiqato); Taliye ka tirsana Hogaanka
Milateriga 1954-1970 * Jenaraal Salaad Gabeyre Kediye; Sarkaalkii
Dhaliyey Kacaankii Milateriga 21-ka Oktoobar 1969 * Jenaraal
Axmed Maxamuud Cadde (Qoorweyne); Xubin ka Mid ah golihii sare
ee Kacaanka & Duqa Xamar * Jenaraal Maxamed Sheekh Cismaan;
Jenaraal Muddo Dheer ahaa Wasiirka Maaliyada ee Dowladdii
milateriga * Jeneraal Abuukar Gacal; Jenaraal hore oo ka tirsanaa
hogaanka Milateriga Dalka * Jeneraal Abubakar Sulaleey; Janaraal
hore ka tirsanaa Hogaanka Milateriga * Jenaraal Maxamed Nuur
Galaal; Hogaamiye Milateri oo Ku Caan Ah Nidaam iyo Kala
Dambeyn(disciplin) * Jenaraal Maxamuud Neero; Jenaraal Ka
Tirsan Milateriga Isla Markaana Noqday Taliyihii Kacdoonkii.*Jenaral yaasiin idiris “waaqooguutu” hogaamiyaha ruuxiga ah la jihaaday xeeylesilaase
Shacabka Xamar 1990-91 * Jeneraal C/laahi Macalin Xassan;
Sarkaal Hogaaminayay Dagaalkii 1964 * Jenaraal Abuukar Aftooje;
Janaraal hogaaminaayey dagaalka 1977 * Jenaraal Cismaan
Badmaceeye; Taliye Ka Tirsan Hogaanka Milateriga * Jenaraal Isaaq
Iidow Raagge; Taliyiha Waaxda Saadka Booliska Qaranka ee
Dowladii Milateriga * Jenaraal Maxamed Cabdi; Jenaraal ka tirsanaa
Hogaanka Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed * Jeneraal
Maxamed Cismaan Faarax (Gaarac); Hogaamiye Ka Tirsan
Ciidamada Xoogaa Dalka * Jenaraal Shariif Xassan Jimcaale;
Janaraal hogaaminaayey dagaaladii 1964 & 1977 * Jenaraal C/
raxmaan Warsame Caare; Janaraal hogaaminaayey dagaaladii 1964
& 1977 * Duuliye Sare Maxamuud Maxamed Guuleed; Taliyaha
Ciidanka Cirka & Gudoomiyiha Somali Airlines * Duuliye Sare Cabdi
Cismaan Faarax; Ku Xigeenka Ururkii Jen. Caydiid * Duulyie Sare
Cabdillaahi Axmed Shire (Shaxam); Gudoomiyihii “Somali Airlines”
1980-1985 * Duuliye Sare Axmed Dheere; Duuliyihii Diiday Duqeynta
Goboladda Waqooyi, Kana Dejiyey Diyaarada MIG21 Xeebta Jabuuti
* Duuliye Sare Maxamud Cabdillaahi Barrow (Faytaan); Duuliyihii
labaad ee Afrika 1957-1992 * Duuliye Sare Mursal Muufo * Duuliye
Sare Maxamed Axmed Xaayow * korneyl Cusmaan Maxamed Jeelle;
Sarkaal Ka Tirsanaa Saraakiishii Dhalisay Kacaankii 21-kii oktoobar
1969 * Korneyl Maxamed Xasan Baarqab; Sarkaal Sare ee Milateriga
Markii dambena Madax Ka Noqday Warshada Somalitex * Korneyl
Axmed Maxamed Sheikh(Col.Khasaaro); Taliye Caan Ka aha XDS *
Korneyl Cumar Xaashi; Taliye ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka *
Korneyl Xuseen Axmed Cadoow (Ciidangale); Aasaasaha Dugsiga
Tababarka Ciidamada Badda ee Baraawe * korneyl Faarax Cilmi
Cabdi (Gubadley); Abaandule USC * Korneyl Nageeye Gacal Kuul
(Garxiir); Halyeey dagaalkii 1964 * Korneyl Ibraahim Rooble Warfaa
(Doonyaale); Halyeey dagalki togwajaale 1964 kuqaatay bilad geesi *
Korneyl Muxyadiin Badareey; Taliyihii Ugu Horeeyey ee Wata Ciidan
Saanad Leh oo Ku Biira USC * korneyl Cali Yuusuf Nuur (Qeeylooy);
Saraakiishii ugu horeeysay ee ku biira USC (Farjano) * Korneyl Cilmi
Nuur Tarambi; Halyeey dagaalkii 1964 & 1977 * Korneel Kaawo;
Abaanduule Ku Xeeldheer Dagaal Gelinta Ciidamada * Korneyl
Maxamed Cali Amiir; Taliyaha qeybta 1aad difaaca cirka 1979-1984
* Korneyl Maxamed Calasoow (Calasoow Dheere); Halyeey Ka
Tirsan Jabhadda USC * Korneyl Maxamed Maxamuud Dhoore;
Halyeey Ka Tirsan Jabhadda USC * Korneyl Maxamuud Shabeel;
Halyeey Ka Tirsan Jabhadda USC * Korneyl Xuseen Faarax
Maxamuud (Xuseen Ceyrow); Taliye ku xigeenka Ciidan Asluubta
Somaliyeed * korneel cabdulqaadir cali shafan * korneel cali
maxamed fiidse (cali hiiraan) ahna xoghayntii hore ee wasiirkii hore
ee gaashandhiga mudane cali samatar,
Aqoonyahanada
*,Dr maxamed yusuf xasan rooble ahna (agaasimaha isbitaal
madiino). eng;abdullahi tohob hayle qabiir ku xeel dheer nabad
galyada ahaayna madaxii zaadka ciidanka xooga qeybata waqoyi
somaliya 1982-1989 ahaayna dowladii cabdi qaasim madaxii
maaliyada ciidanka * Dr. Xuseen Sheekh Axmad Kaddare;
Aasaasaha Farta Kadariyya ee 1952 Eng Dr Cali Cumar Yuusuf
(Mahadaay)Macalin ka ahaay jaamacada muqdisho kana
sooshaqeeyey italy iraq iran iyo ksa . xasan maxamed maxamuud *
Dr. Maxamed Aadan Sheekh (Dr Gabyow); Maskaxda Ka Dambeysa
Dastuurka Dowladihii Shibilka & Daakhiliyada * Prof. Tuuryare;
Aqoonyahan Ku Taqasusay Sharciyada * Prof. Ahmed Weheliye
Geed-Seexde; Prof. Sharci Yaqaan ah Macalin Ka Jaamacada
Umadda iyo Mid Ku taalay Talyaaniga. * Eng. Xasan Baseey;
Gudoomiyaha Mashruuca Beeraha Faanoole * Dr. Xasan Shire
Sheekh; Gudoomiyaha Hayada xuquuqul insaanka ee Africa * Dr.
Jabriil Cabdulle, Gudoomiyaha Hay’adda CRD Somalia * Ingineer
Axmed Saciid(Atoore), Professor MIT, USA * Dr Cabdullaahi Cosoble
Siyaad; Turjumaankii Barlamaanka 1954-1967 * Prof. Axmed
Maxamed Caalin; Danjire Soomaaliya u Fadhin Jirey Dalal Badan *
Prof. Cabdi Abshir Dhoore: Profeysar Wax Ka Dhiga Jaamacadda
Stockholm, Sweden * Prof. C/raxmaan Faarax Ismaciil; Danjire soo
Qabtay Xilal kala Duwan * Prof. Ciise Dheere; Danjire soo Qabtay
Xilal kala Duwan * Yuusuf Garaad Cumar Axmed; Mas’uul sare ee
BBC laanta af-Soomaaliga *Eng Axmed Salaad Cali Boostaale
Cabdiraxmaan Yabaroow Weheliye; Saxafi ah Tifaftiraha VOA
Laanteeda Af-Soomaaliga * Dr.maxamud macalin nuur madaxdi
sare wasarada waxbarashada * Dr Maxamed Cumar Colow (Dr
Colow)madaxa MSFta * Dr. Hilowle Imaam Cumar; Gudoomiyihii
Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta 1995-2000 *Dr, cumar nuur cali
(cumar dheere) madaxa isbitaalka marko, Prof. Cali Jimcaale
Axmad; Professar Wax Ka Dhiga Jaamacadda New York * Dr. Cabdi
Maxamad Culusoow; Mutacallim u Soo Istaagay Doorashada
Madaxweynimada Soomaaliya 2003 * Dr. Cabdiraxmaan Axmed
Jeele; (SOS org) * Dr.Maxamed Cali Ibraahim; Gudoomiyihii Hore ee
Urur Diimeedka Al-Islaax
* Eng. Axmad C/raxmaan Faarax; Aqoonyahan Soo Qabtay Xilal
Qaran
* Eng. C/qaadir Aadan Cabdulle; Wasiirka Arimaha Gudaha 1970-72
* Eng. C/Qaadir Xuseen Eenow; Aqoonyahan Dhisay Wadooyin
Muhiim Ah iyo Dhismooyin Caan Ah * Istarliin Cabdi Caruush;
Aqoonyahanad Taakuleysay Caruur Agoon ah oo Ku Noolaa
Gobolka Sh/Hoose * Dr. C/Risaaq Isaaq Iidow; Aqoonyahan
Aasaasay Shirkada Isgaarsiinta Nation Link * Maxamad Warsame
Cali (Kiimiko); Madaxweynaha Galmudug 2006 * Eng.Saalax Xaaji
Cabdulahi Yarow; (Enginer For American Cars ) * Drs. Aamina Saciid
Cali; Abwaanad, Macalin iyo dhaqtarad Taqasus ah * Dr Ibraahim
Dasuuqi; Gudoomiyaha ururka Al-Islaax * Dr Cali Sheekh Axmad;
Madaxweynaha Jaamacada Muqdisho iyo Madaxweynaha Al-Islaax
* Eng Xuseen Macalin Arwaax; (An IT-Enginer) * Ibraahim Xassan
Caddow; Wasiirka Arimaha Dibbeda ee Golaha Midowga
Maxkamadaha 2006 * Faarax Weheliye Cadow Sindiko;
Madaxweyne-ku xigeenki Hey’adda kubbada cagta ee Afrika *
Maryan Xuseen Awreeye; Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Hay’adda
Dr. Ismaaciil Jimcaale * Ing. Cabdulkaadir Abiikar Xuseen; Injineer
Caan ah Dhismooyinna Ka Soo Dhisay Sacuudiga & Maleeshiya * Dr
C/raxmaan Macalim C/laahi Joqof; Drs. hawa abdi dhiblaawe oo ah
(hooyadii ugu horeesay ee xarun qaxooti ka aas aastay somalia
1991dii ahna madaxa hay,ada DHAF.org
Oday-dhaqameedyada
* xuseen xasan rooble (suldaanka beesha xaskul hawiye) *
Wabar Axmed Wabar cabdi, Wabarka guud ee Beelaha Gugundhaba
* Boqor C/raxmaan Olol Diinle; Boqorkii Dooxada Shabeelle ee La
Jihaaday Xabashida * Imaam Cumar Hilowle; Imaamkii Beelaha
Mudulood ku abtirsada * Caaqil Xasan Geedi Abtoow; Hogaamiyihii
Xamar Iyo Xamar-Daye * Ugaas Tacab Cali Ugaas; Ugaaska Beelaha
Abgaal Cismaan * Malaaq Showri Malaaq Colow; Malaaqa Xamar
iyo Xamar-Daye * Xaaji Cusmaan Cali Cilmi Tigoow (Foodcade);
Nabadoonka Maceeye (Baadicadde) * Ugaas Farracade Ugaas
Mu’min; Ugaaska Beelaha Karanle * Ugaas Cabdulraxmaan Ugaas
Khaliif; Ugaaskii Guud ee Xawaadle * Ugaas Cumar Macalin Abshir;
Ugaaska Beesha Saleeban/Habargidir * suldaan ali suldaan
ahmednuur ( suldanka besha saleban /habargidir * Caaqil Maxamed
Xaaji Sabriye (Cagey); Oday Dhaqameed Beesha Mudulood oo Ku
Caan Baxay Gar Qaadida * Caaqil Maxamuud Jimcaale Koogaar;
Hogaamiye Dhaqameed beesha Mudulood oo Caan ahaa * Suldaan
Muuse Xaaji Barre (Lugaloox); Suldaanka Beelweynta Sheekhaal
( ugaas mahad ugaas maxamed ciise ugaaska beesha (xaskul
hawiye) Bashiir Maxamed Dhiblawe (Xaskul Hawiye)
Culumaa’udiinka
* Sheekh Nuur Xusseen Bali; Wadaadka ugu horeeyey ee diinta u
faafiyey qowmiyada geeska Afrika * Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji
Suldaan; Muftiga Soomaaliya * Sheekh Maxamed Macalin; aabaha
safwada dacwada diinta islaamka * Sheekh Maxamed Garyare;
Gudoomiyaha Al Islaax iyo caalim Soomaaliyeed * Imaam
Maxamuud Cali al-Maqdishi; Wuxuu macalin u ahaa xufaadii sida
Ibnu Xajar Al-Casqalaani iyo Dahabi * Sheekh Maxamed Guuleed ar-
Rashiidi; Khaliifkii dariiqada Saalixiyyah ee geeska Afrika. * Sheekh
Cabdallah Yuusuf al Qudubi; Khaliifkii Uweeysiya iyo qoraagii buuga
“Al Majmuuc al Mubaaraka” * Sheekh Xassan Axmed Barsame;
Halgamaagii weynaa ee ka hortagay ciidanka xabashida iyo
talyaaniga * Sheekh Maxamad Khaliif; Wadaadkii diinta u fidiyey
Boqorkii Itoobiya ee Boqor Lij Iyazu * Sheekh Axmed Faarax “Axmed
Fiqi” Caalimkii Fiqiga diinta ku fidiyey Africa * Sheekh
Cabdulraxmaan Sheekh Cumar Celi; Caalimkii Fiqiga xaruntiisuna
aheyd degmada Warsheikh * Sheekh Daa’uud Culusoow; Sheekhii
reer Ceeldheer ee Dagaal Ba’an la galay Talyaaniga * Sheekh
Abuukar Saacamawaayo; Halgamaagii weynaa ee ka hortagay
ciidanka talyaaniga * Sheekh Ibraahim Yare; * Sh. Muxyiddiin Celi;
Caalim Weyn oo KU Xeel Dheer Fiqiga * Macalin Nuur Maxamed
Siyaad; Caalimkii weynaa ee qeybta weyn ka geystay hergelinta
dugsiyo badan. * Macalim Cabduqaadir Xaaji Cabdulaahi Yaroow
Macaim Reer Jowhar * Sheekh Axmad Wacdiyow; Caaqilkii weyn ee
ka soo jeeda degmada Cadale * Macalin Cabdulraxmaan Sheekh
Cali Muuse; Caalim weyn ee ku sifoobay diinta Islaamka * Imaam
Bashiir Salaad; Gudoomiyaha culumaa’udiinka Soomaaliyeed *
Sheekh Axmad Rooble Boqolsoon; Imaamkii ugu caansanaa
raadiyaha iyo xaga Wacdiga * Sheekh Cali Dheere; Qaadigii ugu
horeeyey ee midowga Maxkamadaha * Sheekh Cabdiraxmaan
Baadiyoow; Afhayeenka hore ee ururka Al-Islaax * Sheekh
Cabdulrisaaq Yuusuf Aadam; Gudoomiyaha hore ee Ahlu Sunnah
wal Jamaacah * Sheekh Axmad Dhicisoow; Gudoomiyaha Culamada
Dhexdhexaadinta * Dr Shiikh Cumar Imaan Abuubakar Gudoomiyahii
ururka xisbul Islaam. * Shiikh Yuusuf Xasan Sheikh Diinta Islaamka
Faafiyey Gaar Ahaan Gobolada Dhexe sh c/casiis ahmed xirsi,
Fanaaniinta
* Xaliimo Khaliif Cumar (Magool); “Boqorada Codka” * Xassan
Aadan Samatar; Fanaanki weyn ee ku dhashay degmada Diinsoor *
Cabdalla Yuusuf Hanuuniye; Abwaan iyo Fanaan ka tirsana
Hobolada Waaberi * Maxamed Caraale (Aduunyoy waalaleey) *
Salaad M. Shardi Salaad Darbi; Fanaan ka tirsan hobolada Waaberi *
Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole); Fanaan Ka Tirsan Kooxda
Halgan * Binti Cumar Gacal; Fanaanad ka Tirsan Hoboladda Qaranka
ee Waaberi * Xabiiba Xasan Tooxow; Fanaanad Ka Tirasan Kooxda
Halgan * C/qaadir Xasan Nageeye; Fanaan ka tirsan Hobolada
Waabari * Cumar Rooraaye; Fanaan ka tirsan Hobolada Waabari *
Ustaad Cabdi Calasoow; Macalinkii Weynaa ee Muusikada kana
Tirsanaa Hobalada Waaberi * C/kariim Faarax Jiir Musikiiste;
Fanaan ka tirsan Waaberi * Maxamed Xasan Barrow; Fanaan ka
tirsan Hobalada Waabari * Nuur Cismaan Jeeyte; Majaajiliiste Ka
Tirsanaa Libaaxyada Maaweeliska Banaadir * Sahra Cabdulqaadir
Aweys (Sahruuja); Jilaa Masrax oo ka tirsan Libaaxyada
Maaweeliska Banaadir * Cabdulle Cabdi Maxamuud (Oday
Cabdulle); Majaajiliiste Ka Tirsan Libaaxyada Maaweeliska Banaadir
* Cabdulqaadir Cusmaan Calasoow; Jilaa ka tirsan kooxdii 15-kii
Shumeey * Zio Tom; Majaajiliiste ka tirsanaa Hobalada Waaberi *
Saciid Khaliif Cali; Jilaa Ka Tirsan Hobalada Waaberi * Saciid Mire
Xaydar; Fanaan ka tirsan Hobolada Horseed * C/llahi Xalweyste;
Fanaan ka tirsan Hobolada Iftin * C/qaadir Sheekh Cali (Sanka)
(RIP); Fanaan ka tirsana kooxda Iftin * C/llahi Sulfa; Fanaan Hore
Ka Tirsanaa Hobolada Iftin * Bashiir Ibraahim Cabdi; Hal Abuure iyo
Heesaa Ka Tirsan Kooxda Iftin * Bashiir Cali Xusseen; Heesaa Ka
Tirsan Kooxda Iftin
Abwaaniinta
* Maxamed Cali Kaariye * Sugaal Cabdulle Cumar * Mustafe Sheekh
Cilmi * Cabdinuux Yuusuf Guure * Cilmi Barrow Waceer * Cabdi
Bashiir Indhabuur * Cabdulle Raage Taraawiil * Barre Maxamed
Fiidow (Leento) * Cabdulle Geedanaar * Cabdulle Aw Muuse *
Maxamed Gacal Xaayoow * Abwaan Subagle * abwaan qaamuus *
Jimcaale Dhegataag * Axmed Caalin * Abwaan Caraboow *
Maxamuud Cali Duqoow * Faarax Shuuriye * Kulan Xassan Jurun *
Abshir Nuur Bacadle * Jimcaale Jaamac Lugeey * Faarax Gololeey *
Cabdule Guure * Xassan Yabarow * Maxamuud Xaydhabarale *
Siciid Gacameey * Gacaneey Cali Madoow * Xasan Garqaniyo *
Kheyre Gabay * Xuseen Cabdulle Deeroow * abwaan maxamed
maxamuud siyaad xeeydar * abwaan garqaniinyo^^abwaan
tabantaabo^^ oo lahs heestii gacaladeydaay hay gawracde garta u
daaya
Ganacsatada
* Xaaji Yuusuf Hawiye; Agaasimihii hooteelka Towfiiq * Haji Daud Ali
tigow. businessman east africa (daud enterprise) * Xaashi Weheliye
Maalin; Agaasimihii hooteelka Weheliye * Xiirey Qaasim; Agaasimihii
warshadda Bayl * Abuukar Cumar Cadaan; Maalgeliyihii
Maxkamadaha iyo dekada dabiiciga Ceelmacaan * Xaaji Cali
Maxamad Siyaad; Wakiilka suuqa Bakaaraha * Ibraahin Kaah;
Milkiilaha Hooteelka Kaah * xaaji iidla cumar cilmi. businessman *
Dr. Cabdulrasaaq Isaaq Iidow; Saamilaha ugu weyn shirkada
isgaarsiinta Nation-Link * Cusmaan Axmed Roobleh; Mid Ka Mid Ah
Hantiilayaashii Dalka Ugu Horeeyey * Axmed-Nuur Cali Jimcaale;
Gudoomiyaha xafiiska Al Barakaat
Abdi nur farah siyad
* Xuseen Goleey; Milkiilaha shirkada Global Money Transfer * Haaji
Hassan Abdi Mao Businessman iyo Injineer * Cabdi Jiinow
Calasoow; Maareeyaha dekkada Muqdisho * Muriidi Xaaji Dalfac;
Madaxa shirkada shidaalka GASCO * Eng. Eenoow; Gudoomiyaha
shirkadda dhismaha gobolka Banaadir * xaaji cabdulaahi caraay
businessman * Saciid Nuur Qeyliye; Wakiilka Jubba Airways * C/
Kariin Axmed Gabeyre; Gudoomiyaha Ganacastada Gobolka
Banaadir * Qamar faarax ibraahim * xuseen nuur cali * Maxamed
Xassan Aadan Ceelqode; Maareeyaha wakaalada Batroolka
1991-1992 * Salaad Dhabareey; Madaxa golaha ganacsatada
Soomaaliyeed ee Dubai ala unaxaristo * Cabdi Cabdulle Muumin;
Maareeyaha guud ee “Muumin enterpise” * Xaaji Maxamuud Sabriye
ganacsade si weyn looga yaqaano magalada muqdisho * Xaaji
daahir Axmed Ganacsadaha weyn ee soomaaliyeed.

Dabcan waad kudari kartaan raayigiina xorbaad utihiin waxii talo iyo toosin ah fadlan inbox iyo commentba waad idiin furan yahay

Bageka boqortooyada beelweeynata karanle kalasoco taariikh rasmi ah iyo war sugan oo xaqiiqo ah

Wabilaahi toowfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.