Home Afsomali Wax qabadka dowlada Mudadii sanadka eheed oo eey 

Wax qabadka dowlada Mudadii sanadka eheed oo eey 

1: la dagaalamka musuqmaasuqa wxaana taa cadeeyay santuuqa lacagta aduunka iyo wasiirka gaashaandhiga Mareekanka
2: mushaar qaadashada shaqaalaha dowlada 3: hirgilinta dhismaha ciidan qaran.

4: shaqeenta garoonka xili habeen ah
5: soo deenta maxaabiis dalka dibadiisa sida maxaabiistii ku xirneed ithoobiya siishalis iyo kuwa hindiya oo la sugayo bishaan in shaa Allaah.

6: qilaaf laanta madaxda dowlada.
7: isku xirnaashada dowlada iyo shacabka iyadoo la tix raacaayo hadaladii mw Farmaajo iyo rw Kheere oo ahaa issla xisaabtan dhab ah

8: mashaariico dalka laga fulinaayo sida dowlada qatar oo balan qaaday lacag gaareeso 200milyan$ dhismaha wadada isku xirto.
Muqdisho, Afgooye Muqdisho, Jowhar iyo dowlada mareekanka oo dowlada ku caawisay lacag dhan 300milyan$ si loo gaaro dowladnimo buuxdo.

9: dardargalinta doorashada 2021 si loo gaaro qof iyo codkii iyada oo taa la fulinaayana wxaa la sameeyay diiwaan galinta xisbiyo ku meel gaar ah kmg.

10: joojinta fara galinta shisheeye
11: wanaajinta xiriirka arimaha dibada
12: soo celinta qabkii iyo sharafkii Soomaalida ka lumay iyada oo taa laga duulayana Soomaalida cusub waxay ku guuleesteen Diidistii go’doomintii Qatar ay go’doomiyeen wadamada sacuudi carabiya iyo imaaraadka carabta.

Dhexdhaxaadintii dowlada South Sudan iyo mucaaradka
13:Ka soo horjeesashadii go’aankii dowlada Mareekanka ay ugu aqoonsatay Qudus caasimada yahuuda

14: Cafintii inta badan deemihii lagu lahaa Soomaaliya taa badalkeedna IMF-tu wxay balan qaaday in Soomaaliya la siin doono deeqo.

15: dhismaha wadooyin muhiim ah sida wadada sodonka
16: bilaabida ka bixida ciidamada amisoon
18: sugida amniga oo sidii hore ka soo hagaagay 50% lkn wili aan Gaarsiisaneen halkii loo baahnaa in kastoo dadka ku sugan caasimada ay soo xasuusteen waagii nabada 18: Garab istaaga dadka Masaakiinta ah iyada oo la tix raacayo ololihii mw Farmaajo uu ku galay doorashada dad badan oo aan awoodin caafimaad dibadeed ayaa loo diray dibada Alle ka sagow mahad buuran haka gaarto Gadoomiye Thaabid Abdi Mohamed.

19: hishiiskii galmudug iyo maamulka gabalada dhexe.19 Gurmadkii abaaraha 20 soo celinta hawada Soomaaliyeed oo 27 sano marti ku eheed Neerobi.

Xigasho :Nabad Iyo Nolal

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.