Home Afsomali Waxaa isweydiin’leh qaabdhismeedka Dagmooyinka gobolka banaadir sida ay u dhisan’yihiin Ee ay...

Waxaa isweydiin’leh qaabdhismeedka Dagmooyinka gobolka banaadir sida ay u dhisan’yihiin Ee ay u shaqeeyaan ma’u helaan Xuquuqdooda ama Mushaarkooda.

R/wasaaraha soomaaliya Mudane Xasan Ali Khayre Wuxuu lahadlay Taliyaha police ka iyo inta hoostimaada.
Waxa kale uu lahaday Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Caasimadda iyo inta ka hoosaysa.
Waxaa isweydiin’leh qaabdhismeedka Dagmooyinka sida ay u dhisan’yihiin Ee ay u shaqeeyaan ma’u helaan
Xuquuqdooda ama Mushaarkooda.
Baaritaan kooban oo aan sameeyey Waxaan ku Ogaaday in aysan qaadan Xuquuqdooda ama Mushaar inta ka hooseysa Gudomiye waaxeed.
Gudomiye Waaxeed waxaa ka hooseysa waa
1… Tabeelayaal 2…Falaaro iyo Toban’tiriyayaal.
Intuba wax mushaar ah maqaataan Ee Bil’la ah Sidee ayuu Amni ku hirgali karaa?
Waana dadkii ugu muhimsanaa ee xogta xaafadaha muqdisho gacanta ku hayey.
Waxaa kale oo musiiba ah in degma kasta dhaqaalaha ka yimaada uusan dib ugu soo noqon.
waxaan rabaa in aan weydiiyo R/wasaaraha sidee ayey ugu suurto gali kartaa Gudomiyaha gobolka in uu daboolo baahidaa jirta.
Maadaama dhaqaalihii kasoo ururay Dagmooyinka aysan dib ugu noqonayn si adeega Dagmada luugu qabto???
Baaristayda kooban waxaan ku ogaaday in Ciladu tahay dhaqaalaha Dagma kasta ka soo urura aan dib’luugu celin ? ama aan dowladu baahidooda daboolin?
Waxaa isweydiin leh sidii looga shaqaynlahaa Amni mushaar’la’aan?
A’DIINU…NASTEEXA
mahadsanidin
waa walaalkiin
sh Bashir imam salad imam yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.