Home Afsomali waxaa u tartamay ilaa 84 Shirkado diyaaradeed inta Ay noqoneyso tirada Xujaayda...

waxaa u tartamay ilaa 84 Shirkado diyaaradeed inta Ay noqoneyso tirada Xujaayda Sanadkaan iyo qiimaha Xajka

ugu yaraan hadiiba ay intaa oo shirkadood tantan gashay sow qarashku ma raadeen maxaa sidiisii ka dhigay

hadal waxaad ku deysaa 84 Shirkado diyaaradeed  ayaa u tartamay daabulida xujeyda run ma kula tahay in ay joogaan intaa oo diyaaradood

Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.

Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu badnaan.

Guddiga ayaa uga digay shirkadaha Adeegaan qaban doono inay lacag intaas ka badan ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee doonayo inay tagaan beydka Alle.

Guddiga ayaa sheegay in Sanadkaan Soomaaliya loo ogolaaday inay u xajiso illaa 11500 Xaaji.

Sidoo kale Guddiga ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha sanadkaan fulin doono adeegga Xajka, wuxuuna guddiga sheegay inay adeegaan usoo tartameen ilaa 84 Shirkadood.

Guddiga ayaa sheegay kala saarid kadib inay guuleysteen ilaa 58 Shirkadood oo sanadkaan u adeegi doono xujeyda Soomaaliyeed.

Guddigga ayaa tilmaamay inaysan wax faragelin ah la kulmin intii ay wadeen howshaan kala saaridda Shirkadaha soo socdo fulinta Adeegga xajka sanadkaan 2019.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Magacyada Shirkadaha

Shirkadaha B

Daalo Airles
Jubbala Air
Shirkadah T)

Freedom
Carafaat
Jowhar
Rixla Mubaaraka
Shirkadaha J

Ocean

Africa Express

Air Jubati

Darmar travel

Hogal traver

Rudwaan

Shirkadaha X

Daruuro

Shikradha KH:

Saaj Travel

Makka Travel

New Star

Answer travel

SPD

Safarri Trave;l

Shirkadda D

Makka Al-Mukaram
Karaama
Kalkar
Manaasik Travel
Royal Som
Barayt
Al-Huda Travel Hajj and UImra
Al-Mnanaasik Fil Xaji Wal Cumra
Falalcadde
Shirkadah S”

Dahala Airles
Al- Rayan
Federal
Eurie Africa
Somali travel
Teyseer
Labeyk
Qudus
University
Salam Hajj and Umra
Universal
Al-Saqar
Al-ixsaan
Al- Hijra Travel
Cibaar Travel
AL-Hijra Air
Ritaaj
Hiiliye
Isfalaash
Salam Travel
Mustaqbal
Anfaal
National Airways
Abmooja Travel
Save Way
Travel Express
Key way
Ruksan
Hubaal
Daymond

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.