Home Afsomali Waxaan maanta Xarunta Madaxtooyada kusoo dhawaynay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda...

Waxaan maanta Xarunta Madaxtooyada kusoo dhawaynay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka

Waxaan maanta Xarunta Madaxtooyada kusoo dhawaynay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo soo gaaray Jubaland.
Xamse wuxuu tusaale u yahay kartida iyo howlkarnimada ay dadkeennu caanka ku yihiin taas oo sababtay inay si mug leh uga dhex muuqdaan bulshooyinka ay la nool yihiin.
All reactions:

129

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.