Home Afsomali weerarkii 20ka saac socday ayaa la soo Afjaray haatan

weerarkii 20ka saac socday ayaa la soo Afjaray haatan

Ciidamada dowlada ayaa Ninkii u Dambeeyay ee Al Shabaab ee Soo Weeraray Shacabka Magaalada Muqdisho qorigiisii aamusiyey , Howlaglkiina waa lasoo gabagabeeyay.

Hubin ayaa socoto, Rasaas hadda soo dhaceyso ma jirto, Gaadiidkii Gurmadka, Ciidamadii Amniga, Kooxdii Nadaafadda iyo Dab damisyadii Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Goobta Heegan ku ah.

Inta ku shaciihday Shacbka Soomaaliyeed ee Xaqdarada lagu laayay Allaha u naxariisto, inta dhaawaca ahna Allaha Bogsiiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.