Home Afsomali Wiil dhalin yaro ah oo isku daldalay Somalia

Wiil dhalin yaro ah oo isku daldalay Somalia

Wararka ka imaanata magaalada Burco ee gobolka togdheer  ayaa sheegaya in Maydka Wiil dhalinyaro ah lagu arkay gudaha magaaladaasi, kadib markii uu is daldalay

Booliska Soomaaliland ayaa sheegay in ay baaritaano ku sameyn doonaan sababta keentay in wiilka dhalin yaro ah uu isku daldalo bartamaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Booliska ayaa la filayaa  in ay warbaahinta la hadlaan maanta ka dib baaritanada socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.