Home Afsomali VIDEO Xaaf waa in uu ogolaado isbedelka ka dhacay ( DAAWO...

VIDEO Xaaf waa in uu ogolaado isbedelka ka dhacay ( DAAWO SAWIRADA )

 

Golahaan oo ay ku mideysan yihiin siyaasiyiin culumaaudiin madaxda dhaqanka somaliyeed ayaa kulan balaaran oo ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku soo dhaweeyeen qaabkii ay doorasha cadaado uga dhacday sidoo kale waxay tageereen  madaxweynaha lagu doortay ee Axmed maxamuud xasan baasto.

kulanka intii uu socday waxaa ay diirada ku saaray doorka ay ku leedahay dowlada dhaxe iyo qaabkii loo islaaxin lahaa dowlada deegaanka galmudug

Gudoomiyaha golaha Sudaan Cali Suldaan Axmed Nuur oo madasha hadal jeedinta ka hadlay

ayaa Baaq iyo taageero u diray maamulka Cusub ee uu madaxweynaha ka yahay baasto

isaga oo Dowlada Somaliya ugu hambalyeeyey dhismaha ciidamada dardar galinta howlaha baaxada leh ee ay wadaan madaxweyne farmaajo  iyo raiisal wasaare Xasan Cali kheyre

dhamaan masuuliyiintii kulanka ka qeybgashay ayaa si isku mid ah u taageeray madaxweynaha cadaado lagu doortay ee Axmed Maxamuud Xasan baasto.

Deg deg iyo ka fiirsasho ma ogolin maja xaabin iyo waa kaa ridaneynaa ayey hadalkooda ku sii dareen odoyaashu

Damaca iyo dadnimo xumo hogaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta

Salaadiinta nabadeyta iyo dib u heshiisiintabsomaliyeed

Taageero kal iyo laab ah ayey doorashada baasto ku soo dhaweeyeen

waxaa laga dalbaday sheeikh axmed shaakir iyo mar kale damiyo isku dhacaan uuna fidiyo gogol nabadeed

waxaa laga codsaday Dowlada dhaxe in ay sii wado ayna muujiyaan dul qaad Amaan iyo baaq

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here