Home Afsomali Xaalada magaalada Muqdisho

Xaalada magaalada Muqdisho

Inta badan wadooyinka magaalada muqdisho oo maanta xeran xlli waalidiinta caruurtooda ay u raadsanayaan dharkii ciida iyo imtixaanaadka dugsiyada sare ee dowlada ay qaadaysay oo lagu wado in lasoo gaba gabeeyo

 

Wadooyinka maanta xearan ayaa ah wadooyin halbowle u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka iyadoona isgoysyada gobolka lagu arkayo ciidamo aad u badan oo taagan isgoysyada sida isgoyka banaadir km4 wadada shaqaalaha wadada maka al mukarama isgoyka dabka iyo kuwa kale waxaana shacabk dharka ciida caruurtooda u raadsanaya ay ulugeenayaan suuyada bakaaraha iyo xamrweyne oo hada ay kasoconeyso dhaq dhaqaaqyo ganacsi oo aad u xoogan

 

Dakii suuqyadaasi u socday ayaa waxaa laga xeray wadooyinkii ay ku mari lahaayeen gaadiidka haba ugu darnaatee wadada shaqaalaha oo ay maraan gaadiidka usocda xamar weyne iyo isgoyska dabka oo ay maraan baa buurta aada suuqa weyn ee bakaaraha

 

Lama shaacin illaa iyo iminka sabata ka dambeyso xeritaanka wadooyinkani inkastoo wararka qaar ee bulshadu ay isla dhax yaaceyso ay sheegayaan in loo maleenayo xernaanshaha wadooyin in ay keentay imtixaanaadka dugsiyada sare ee dowlada ay wado oo lasoo xerayo kaa ooo tagi doonaan mas uuliyiin sar sare oo dowlada katisan iyo in uu imaanayo saacadaha soo socda madaxweynaha dalk maxamad cabdilaahi farmaajo oo dhawaan aaday shir madaxeedka uruka ((o i c )) iyo shir kale oo caalami ahaa oo ay ka qeyb galeen wadamo badan oo caalmka ah kuwaa oo ka dhacay dalka sucuudiga

 

Wixii kaloo kaloo macluumaad intaa dheeri ah waan idinla wadaagi doonaa hadii alla laga helo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.