Home Afsomali Xaalada oo dagan risaastii qaraxyadu la socdeen oo joogsatay

Xaalada oo dagan risaastii qaraxyadu la socdeen oo joogsatay

 

ka dib qaraxyo gaadiid loo adeegsaday iyo isrisaaseyn socotay mudo kooban ayaa haatan xaaladu Sagan tahay waxaana goobihii lagu dagaalamay well lagu arkayaa haraagii gaadiidkii look adeegsaday qaraxyada I yo weliba hilbo dadaad. Goobta waxaa soo gaaray qeybaha kala duwan we ciidmada dowlada iyo dadweyne u soo daawaaho ta gay

Goobaha ay qaraxyadu ka dhaceen waxay kala ahaayeen bar koontarool oo Ku taal isgoyska ceelgaabta waxaana ciidanka kaga dhintay half askari

Sidoo kale gaari kale ayaa haraagiisu yaal meel dhinaca Ku heyso taalada syl

Albaabka hotel muna

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.