Home Afsomali Xafiiska Raiisal wasaare rooble oo dilka Xildhibaan Aamino ku eedeeyey Villa Somalia

Xafiiska Raiisal wasaare rooble oo dilka Xildhibaan Aamino ku eedeeyey Villa Somalia

La-taliyaha RW: “Xildhibaanad Aamino waxaa loo dilay kiiskii Ikraan Tahliil”

La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Somalia Avv. Cumar Dhagey ayaa sheegay inuu jiro tuhun weyn oo ku saabsan in dilka Xildhibaanad Aamino uu la xiriiro Kiiska Ikraan Tahliil

Avv. Cumar Dhagey ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku yiri “Waxaan tuhunsanahay in Xildhibaan Aamino dilkeeda lala xiriirin karo kiiskii Ikraan iyo dadkii lagu eedeeyay”

HOOS KA AKHRISO QORAAL UU SOO DHIGAY BARAHA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.