Xaflada banaamijka Abalmarinta Somtel ee ku shubo oo ku guuleyso tadobaadkii 20aad
waxaana ka soo qeybgalay dhiinka kuliyada dhaqaalaha jaamaca banaadir Dr Ibrahim Cumar Axmed
Adeega ku shubo oo ku guuleyso 10 kun oo hadiyadood oo bulshada si tartan ahaan ah shirkadu ugu soo bandhigtay .
waxayna somtel barnaamijkaan ugu talagashay dhamaan macaamiisha isticmaasha sim cardka Somtel ee ku sugan koofurta iyo bartaha Somaliya taasi oo ay in badal ku guuleysteen abaalmarino iyo hadiyado qaali oo ay ku jiraan gaari joogo in ka baan 40 kun doolar mooto bajaajyo dahab iyo waxyaabo kale .
Maxamed Cali aadan ayaan furitaankii munaasibada ku daahfuran waxbixin uu uga hadlayey qaabka iyo siyaabaha shirkadu bulshada ugu soo bandhigtay tobanka kun ee hadiyadood wuxuuna marti sharafta u sheegay in ay ku xiran tahay guushu ku shubasho kana mid noqo guuleysytayaasha .
Hadal jeedintii Axmed C/raxmaan Xaaji Aadan oo ka mid ah mas’uuliyiinta Xafiiska suuqgeynta ee munaasabada Abaal mirinta Guuleestayaasha ku shubo oo guuleyso 10,000 Hadiyadood Todobaadkii 20 aad
Somtel Ololaha kushubo Oo Guuleeyso Toban-kun Hadiyadood Gifts Dahab Gold Hyundai Bajaj Mobile
See less
wuxuuna hadalkiisa ku daray in asbuucyaa soo socdo ay qorshaha ugu jirto in lagu guuleysto 3 mooto baajaaj iyo gaari casri ah
sidoo kale Hadal-jeedintii Cumar Maxamed Nuur Madaxa Suuqgeynta & Xiriirka dadweynaha ahna madaxa xafiiska iibka Somtelee Munaasabada Abaal marinta Guuleysatayaasha Ku shubo oo Guuleyso 10’000 Hadiyadood Todobaadkii 20 aad ayaa xusay tan iyo barnaamijkaan soo bilowda lagu guulleystay shirkaduna aay bixisay 21 mooto baajaaj iyo laba gaari oo loo kala qaataay buur hakabaa iyo balladweyn baadiyaheeda
Dr Ibrahim Cumar Axmed ayaa shirkada uga mahadceliyey barnaamijkaan ku shubo oo ku guuleyso abaalmarin qaali ah wuxuuna ku tilmaamay in shirkadu shaqo abuur sameysay dhaqaalane bulshada dib ugu celisay waxaana fursad loo siiyey in uu miishinka dhaqaajiyo si loogu guuleyst hadiyada ugu horeysay todobaadkaan oo aheyd Samsung mobile waxaana loogu hambalyeeyey
hadiyada xigto ayaa aheyd Mobile
hadiyada xigta ayaa aheyd Samsung mobile gabar buur hakaba joogto ayaa nambarkeedu dul istaag tay
Mahad cosobow ayaa marka xiga mishinka dhaqaajiyey waxuuna dul istaagaay nambarka oo llagu hellayey ximada biaha ee adeega dhameys qofka xiga ayaa isne helay Samsung Mobile Maxamed Nuur ibraahin oo ku sugaan baraawe ayaa nasiib u yeeshaay bil internet free ah oo ay wehliso ku hadal
gabar magaceeda ku sheegtay maryama ayaa iyane ku guuleysatay Samsung Mobile
Cumar Maxamed Nuur Madaxa Suuqgeynta & Xiriirka dadweynaha ahna madaxa xafiiska iibka Somtelee ayaa bulshada ugu baaqay in aay fursadaan qaaliga ah ka faaiideystaan
waxaana dhawaan loo tartami doonaa gaarigii 3aad oo ku xiran qof walba iyo nasiibkii waxaa kale oo dhawaan si daahfurnaan ah loo tartami doonaa abaarta meento ka mid ah dabaqa dahab taawer ee dhismihiisu dahabshiil company Muqdisho ka wado
waxaana todobaadkan 20aad lagu guuleystay abaal amrino kala duwan oo ay ku jirto mooto bajaaj cusub
Sidoo kale Axmed Cabdiraxmaan iyo mahad cosoobow Axmed Cali Axmed ayaa gudoonsiiyey 10 garaam oo dahab ah farxiyo Cabdi Xasan
guuleystayaasha galabta ayaa kala ahaa
ibraahin Cabdishakuur Ibraahim ayaa isne gudoomay
Maxamed Cabdulaahi Baasto ayaa isne gudoomay mobie Samsung ah
Xasan yuusuf Cali
Mumtaaz Cabdiraxmaan Maxamed ayaa iyane heshay qaadatayna mobie Samsung ah
Ardo Cabdulle Maxamed waxay heshay mobie Samsung ah
Maxamed Xasan Maxamed wuxuu ku guuleystay dhalo tv iyo qalabkii astaan tv oo dhameystiran
waxaa xusid mudan in todobaadkii 2ad gabar ay heshay mooto bajaaj cusub
https://youtu.be/fWhCAg20krw