Home Afsomali Xagee ku kala dhasheen Madaxweynayaashii dalka Soo maraay keebaase Muqdisho ku dhashay

Xagee ku kala dhasheen Madaxweynayaashii dalka Soo maraay keebaase Muqdisho ku dhashay

1- Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) AUN wuxuu ku dhashay Baled Weyne

2- Cabdirashiid Cali Sharmaarke AUN wuxuu ku dhashey Hobyo

3- Maxamed Siyaad Bare AUN wuxuu ku dhashey Shillaabo

4- Cali Mahdi Maxamed wuxuu ku dhashey Cadale

5- Cabdiqaasim Salaad Xasan wuxuu ku dhashey Dhuusa Mareeb

6- Cabdulaahi Yuusuf Axmed AUN wuxuu ku dhashey Birta-dheer.

7- Shikh Shariif Shiikh Axmed wuxuu ku dhashey Mahadaay

8- Xasan Shiikh Maxamuud wuxuu ku dhashey Jalalaqsi

9- Maxamed Cabdulaahi Farmaajo wuxuu ku dhashey Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.