Xarunta quraan saarka iyo mudaawaadka ee sheekh jiisoow ee degmada dayniile ee xaafada (siisiiraader) agagaarka labada masaajid
Cudurada xarunta lagu daaweeyo
1:infactionka ama galaha 2:umusibyaanka 3:dhiigshubanka naagaha ku dhaco
4: baabasiirka 5: kilida dhagaxu ku jiro ama :infactionka qabto
6: goowsaha
7: sanboorka
8:isha
9: jiniga
10: qalalka
11: sixir buriska –
12: daaweeynta kaadi xirinka
13: gaaska
14:jaarda laambiga
15:sangororka
16:rumatiisimo
17: daawada bararka
18:daawada dhiig karka
19:daawada xasaasiyada
20: daawada dabeeysha
21:daawada lug iyo gacanta dhacday 22:daawada kala guurka ama ilmaha, madaxa ka weynaaday
23:xoojinta raganimada
24:daawaada ilmaha gogosha ku kaadsho
25:xijaabka qumaya isha sixirka
A naagaha jinigu ugalmooda
26:xijaabka muqaadiraadka
(27) daawada igfashin dhiiga raaco
Wixii faah-faahin intaas dheer kala xiriir
Sheikh Ibraahim Maxamuud Jiisow
0615591213
`