Home Afsomali Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Sheekh Aadan Madoobe,...

Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Sheekh Aadan Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Qaranka.
Madaxda ayaa Alle ka baryey in uu ka dulqaado dalkeenna abaarta iyo dhibaatooyinka kale ee ay la tacaalayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, uuna mideeyo quluubteenna, naguna mannaysto naxariistiisa iyo roobab ay ku diirsadaan dadka, xoolaha iyo deegaanku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.