Home Afsomali Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka Dr Axmed Cali ayaa si weyn...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka Dr Axmed Cali ayaa si weyn u dhaliilay qaabka Garsoorka dalka

xeer-ilaaliyaha

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Sir badan qarsooneyd soo bandhigay Runtana ka sheegay khaladaadka ka dhacay Garsoorka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali

Daahir ayaa sheegay in ay jiri karaan mararka qaar qaladaad ka dhaca Garsoorka. Waxa uu sheegay Boqolkiiba Boqol in hada aanay jirin Garsoor rasmi ah oo dalka ka howlgala, laakiin waxa uu qiray in uu jiro Garsoor Boqolkiiba Boqol aan

liidan.

Dr. Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dib u dhis balaaran lagu sameyn doono Hay’adaha Garsoorka Dalka, sidoo kalena Dowladda Federaalka arrimahaasi hada ay ku

mashquulsan tahay.

Dhanka kale Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay baahinta xafiiska xeer Ilaalinta ee Maamul Goboleedyada Dalka, isagoo sheegay in hada inta badan xafiiska Xeer Ilaalinta uu

ka howgallo meelo badan.

Inta badan dadka shacabka ah ee adeega Garsoor u doonta Hay’adaha Garsoorka Dalka ayaa inta badan waxa ay ka cawdaan Hababka ay go’aanada u gaaraan Maxkamadaha.

Xeer ilaaliyihii hore oo yiri sadaxdii gasoore laba xakunaka y ridaan ayey ku noqonayaan ahlu naar Cabduqaadir m Muuse .

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.