Home Afsomali Xeerilaaliyihii Maxkamada sare ee ciidamada Maamulka Somaliland oo ku biirey maamulka puntland

Xeerilaaliyihii Maxkamada sare ee ciidamada Maamulka Somaliland oo ku biirey maamulka puntland

G/dhexe sahal faarax raage Xeerilaaliyihii Maxkamada sare ee ciidamada Maamulka Somaliland oo cadeeyey in uu ka tanaasulay xilkaas uuna u wareegey maamulka Puntland isaga oo sheegay in uu ka shaqeynn doono weligiina qalbiga ka jeclaa Midnimada shacabka Somaliyeed

Xeer ilaaliyuhu wuxuu sabab uga dhigay ka goosashada maamulka Somaliland in ay meesha ka baxday qodobadii iyo heshiiskii lagu dhisay Somaliland mar hadii taa la waayane uu goostay in uu doono midnimada ummadda Soomaaliyeed wuxuuna dhaliilay habka garsoorka ee Maamulkaas

isaga oo tusaale u soo qaatay sarkaalka sare iyo Askariga Somaliland in aan sharcigu si isku mid ah u qabaneyn

taliyaha Ciidanka Somaliland ayuu ku eedeeyey in uu qabyaalada u isticmaalo  gudashada howlihiisa ka dib markii uu kala direy ciidamadii ku sugnaa bariga gobolka Sanaag

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.