Muwaadinka maanta qaraxa gaariga loogu xirirabay waa;- Prof, Xil. Cabdiraxmaan Xaaji Adan Prof. Ibbi, oo ahaa Ra’isulwasaare kuxigeenkii hore ee xukuumqdii kumeel gaarka ahayd, hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka ee JFS. Hadana, amnigiisa waa la adkeeyay. Asxaabta iyo walaalaha sharafta leh ee walwalka ka muujiyey qoraalkaa sare ku qoran waan idiin mahadcelinayaa … Continue reading Xidhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Adan Prof. Ibbi oo sheegay in uu yahay Muwadinkii gaarigiisa qaraxa loogu xiri rabay ay bolice ku qabteen
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed