Home Afsomali laba Xidigle Muxudiin Yalaxoow oo lagu amaanay howsha uu ka wado...

laba Xidigle Muxudiin Yalaxoow oo lagu amaanay howsha uu ka wado wadooyinka ugu Mashquulka Badan Magaalada Muqdisho kuna yeeshay taageerayaal

Xidigle Muxudiin Yalaxoow Maxamed Waa Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Nabad-gelyada Wadooyinka Soomaaliyeed waxa uuna ka howlgalaa Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho waana shaqsi aad uga dhex muuqda Ciidmada Taraafikida Soomaaliyeed maadaama howlaha shaqo ee uu uhayo bulashada Soomaaliyeed ee ku aadan hagaida Nabadgelyada wadooyinka ay noqdeen kuwa soo jiitay shacbka oo ka hela Ixtaraam iyo inuu ku caawiyo in wayeelka,curyaamiinta,caruurta ,ardayada iyo dhamaan dadka Tabarta Yar ay si nabad gelyo ah ku gudbaan wadooyinka Mashquulka ah.

Dhinaca kale Gadiidleeyda ayaa ku amaanay sida daacadnimada iyo cadaalada ah ee uu u kala xaqsooro kolka ay shilalku ka dhacaan qeybaha uu ka howl-galo iyagoo ku sheegay inuu yahay shaqsi aqoon durgsan u leh howlaha Nabadgelayada wadooyinka Hadaba Waxaa ka codsaneeynaa Ciidamada Nabad Galyada Wadooyinku in ay ku daydaan X/Le Muxudiin Yalaxoow Maxamed islamarkaana ay ka faa’iideeystaan aqoontiisa iyo khibrada waqtiga dheer uu uleeyahay Howlaha Nabadgelyada Wadooyinka

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.