Home Afsomali Xiisad ka taagan Baydhabo, xilli Ciidamo horleh lagu arkay

Xiisad ka taagan Baydhabo, xilli Ciidamo horleh lagu arkay

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidama la magac baxay bad baadada Koonfur Galbeed.

Xiisadaan ayaa salka ku haysa dhamaatinka mudda  xileedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed ( laftaagreen) oo ay ka idlaatay 4-tii sano ee sharciyadda aheyd.

Xiisadaan ayaa kasii daraysa xilli Madaxweyne laftaagreen uu wajahayo cadaadis dhinaca walba leh, waxaana ay sheegeen in aysan aqbali karin mudda halka sana ah ee Baarlamaanka maamulkaasi uu horay ugu daray muddo xileedka Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

https://youtu.be/CzmVLNi1a5Q

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.