Home Afsomali Xil lama diidee Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) oo loo Magacaabaay Wasiiru-dowlaha...

Xil lama diidee Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) oo loo Magacaabaay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya  Maxamed  Xuseen Rooble  ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska.

Wasaaraddaan ayaa horay u laheyn Wasiir dowle.

Heshiiskii dhawaan ay wada gaareen Rooble iyo Farmaajo ayaa waxaa qeyb ka ahaa in Wasiir dowle loo Magacaabo Bashiir Maxamed Jaamac.

Wasaaradda howlaha guud ayaa hadda leh wasiir iyo wasiir ku xigeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.