Home Afsomali Xildhibaan Cabdi weli Weli Maxamed Qaryare oo ka mid noqday Xildhibaanada Aqalaka...

Xildhibaan Cabdi weli Weli Maxamed Qaryare oo ka mid noqday Xildhibaanada Aqalaka Hoose ee Baarlamaanka

cabdi-weli-khanyare

Doorashadii manta ka dhaccday magaalada cadaado  dib uga bilaabatay ayaa waxaa ku soo baxay beesha hilibi Maxamed Xildhibaan Cabdi weli Weli Maxamed Qaryare oo mar kale ka mid noqday xildhibanada maarlamaanka aqalka hoose .

Sidoo kale doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo baxay aqalka hoose wasiir ku xieenka wasaarada ariamaha gudaha DF Cali Sheekh Maxamed iyo saalim Caliyow ibirow oo ka mid noqday xildhibaanada aqalka hoore
C/wali Qanyare ayaa ku guuleystay musharaxii la tartamayey  waxaana hadda socota doorashada xubnaha kale ee aqalka hoose, iyadoo maanta dhowr kursi loo tartami doono.

Waxaa aad loo adkeeyey saaka amaanka goobta doorashadu ka dhaceyso ee magaalada Cadaado, waxaana halkaas buux dhaafiyey ergooyinka beelaha iyo musharaxiin ku tartamaya codadkooda.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.