Home Afsomali Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Degdeg; Xil; Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.
Goobjoogayaal ayaa ii sheegay in koox aan haybtooda la aqoon khaarajiyeen Alle haw naxariistee Xil. Cardoofe.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu dilay Laascanood.

Koox hubeysan ayaa beegsatay xildhibaanka ka dibna waxaa la sheegay in ay  goobta ka baxsadeen.

Ciidanka Somaliland oo gaaray goobta uu dilku ka dhacay ayaa bilaabay baaritaano.

Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii sanadkaan kusoo baxay doorashooyinka golaha degaanka ee ka dhacay Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.