Home Afsomali Xildhibaan Maxamed xuseen Tahliil Calool Geele oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey (...

Xildhibaan Maxamed xuseen Tahliil Calool Geele oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey ( DAAWO SAWIRADA )

Munaasabaddan lagu soo dhaweynayay guddoomiyihii guddiga doorashooyinka ee maamulka galmudug mudane Maxamed Xuseen Tahliil calool-geel ayaa waxaa ka qeybgalay mudanayaal ka tirsan golaha wakiillada ee galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,

munaasabadda oo ay ka hadleen masuuliyiin kala duwan ayaa dhammaantoodba waxaa ay ka mideysnaayeen sida ay raalliga uga yihiin shaqadii wanaagsaneyd ee uu xildhibaankan ka soo qabtay golaha baarmanka ee galmudug

 

iyagoo sidoo kalana ku ammaanay guddigii uu madaxda u ahaa ee doorashooyinka iyo sidii ay ugu guuleysteen howlihii wax ku oogka ahaa ee ay soo qabteen;

ugu dambeyntiina waxaa munaasabadda ka hadlay oo ka mahadceliyay sida wanaagga badan ee laoogu soo dhaweeyay magaalada muqdisho  gudoomiyihii hore ee doorashooyinka galmudug isla markaana ah xildhibaan ka mid ah  golaha wakiillada galmudug mudaneXildhibaan Maxamed xuseen Tahliil Calool Geele

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.