kon fur galbeed somalia bartamha bisha soo socota waxaa lagu wadaa in ay kaqabsonto dorashada madaxtnimo ee daganadaas
waxaana marba marba kadanbeyso magalada baydhabo oo ah xarunta kumeel gaar u ah kon fur galbeed sooo gaadha musharixiin ujeed kooda yahay iney utartaman korsiga madaxweyne
xildhibaan shariif maxamed cbdalal oo kamid ah mudanayasha barlamanka ee laga soo dortay deeganadaas ayaa shegay in wax lagu farxo ay tahay olalaha xogan eekasocda bay dhabo tuaas oo muujineysa heerka uu garsiisan yahay is dhaxgalka madaxda iyo shacabka konfur galbeed
dhankla kale xildhibaan ayaa uu kula dardamay xildhibanada wakiilka ka ah codka shacabka iney soo doortaan madaxweyne udacad adeegi kara shacab