Xildhibaan Xasan Macalin waa Siyaasi Qun yar Socod ah Bulshada u Qabtay wax badan Xiligoow Joogay Madaxtooyada Dalka Soomaliya iyo Xiligaan uu yahay Xildhibaanka
Waxaa kale Xildhibaanka lagu Amaanay in Dad Badan oo kaalmo u baahnaa uu Caawiyey kuwaa oo Qaarkood xaalada Dooda Caafinaad aad ugu Liidatay isagoona u soo saaray Fiisaha Dalka Turkiga halkaana Xaaladooda Caafimaad lagula soo Tacaalay
Xildhibaanka waa nin ka Xishooda Siyaasiyiinta kale waxa ay ku dhaqmaan waana asiyaasiga kaliya isagoo ka fikir Duwan Dowlada Federaalka uu Gar wadeenka ka yahay Madaxweyne Farmaajo walina lagama haayo isagoo wax ka sheegayo oo saxaafada u Marsiinaayo
Xasan Macalin maaha nin Qabiilista ah waana isugu mid Qofka Soomaliga ah waxuuna inta badan Caawiyaa Dadka Soomaliyeed
Arinta i soo jiidatay ayaa ah ka dib markii lagu war galiyo wiil dhalinyaro ah oo ka Tirsanaa Shacabka Degan Buula Xuubay kana soo jeeday Beelaha la Heeb sooco Lugta oo Xabad uga dhacday kana Fash fashtay lagu war galiyey Xildhibaanka in uu Caawiyo Wiilkaa Dhalinyarada ah sidaana uu ku caawiyey Safaarada Turkigana uga soo Qaaday Fiisaha Dalkaas lacagna siiyey sidaana Wiilkii Dhalinyarada ahaa ku Bad baaday Lugtiisii
Xildhibaan Xasan Macalin waa Siyaasi Mustaqabal Siyaasadeed leh oo rajo ka qabo Dalka in uu Bad baadiyo wax badana ka qabto hadoow ku guuleysto Hogaanka Dalka Soomaliya