Home Afsomali Xildhibaanada Goalaha Baarlamaanka oo ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Xildhibaanada Goalaha Baarlamaanka oo ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka

kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa ay kaga hadleen arrimaha sharciga Isgaarsiinat dalka.

Mudanayaasha golaha Shacabka  ayaa intaasi kadib  ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka,158 xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 1 xildhibaan uu diiday.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibrahim Muuday oo shir guddoominayay ayaa ku dhawaaqey in uu sharcigaasi uu yahaya ansxa.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.