Home Afsomali Xildhibaankii ku fadhiyay kursiga HOP058 oo doorashada ka tanaasulay iyo Sanbaloolshe oo…

Xildhibaankii ku fadhiyay kursiga HOP058 oo doorashada ka tanaasulay iyo Sanbaloolshe oo…

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada kursiga xildhibaan ee tirsigiisu yahay HOP058 uu ku fadhiyay Xildhibaan Nuur Iidow Beyle.

Kursigan ayaa waxaa ku tartamaya musharaxiin dhoor ah oo la filayo in saacadaha soo aadan is diiwaangeliyaan, waxaana musharaxiintan ku jira kuwa saameyn badan ku dhax leh siyaasadda Soomaaliya.

Xildhibaan Nuur Iidow Beyle oo kamid ahaa musharaxiinta u taagnaa kursigan ayaa xalay xilli dambe shaaciyay in uu ka tanaasulay tartanka ,kaddib markii guddiga doorashada shaaciyeen odayaal aan aheyn kuwii uu isagu rabo in ay ergada usoo xulaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.