Home Afsomali Xili ay socoto munaasibada 1da lulyo oo qarax hoobiye ka...

Xili ay socoto munaasibada 1da lulyo oo qarax hoobiye ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

DEGDEG:- Qarax hoobiye ayaa ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga bolice ka ,ero jarmal dagmada deyniile ee magaalada Muqdisho .

Qaraxa ayaanan geysan wax dhibaato ah wuxuuna ku dhacay Agagaarka saldhiga ciidaka bolice ka ee xero Jarmalka waxayna sheegayaan laamaha amnigawarar kale ayaa sheegaya in uu jiro dhaawac afar qof oo shacab ah.arintaa ayaa ku soo beegmeyso xili lagu guda jiro dabaaldega 1da lulyo isla markaana madacweyne xasan uu ku bad ku daawanaya garoonka studio cons ee dagmada cabdicaasi

hadii aadan roray u arkin hoboyaha hore u arag waa noocaan waana midka loo yaqaan artilary 120

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.