Home Afsomali Xilliga baarlamaanka la horgeynaayo Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

Xilliga baarlamaanka la horgeynaayo Wasiirada Magacaaban oo la shaaciyay

 

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa sheegay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka.

U jeedada kulanka ayaa ah cod u qaadista kalsooni siinta Golaha Wasiirada magacaaban iyo Barnaamijka Xukuumadda.

 

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa hortagi doona Golaha Shacabka si uu u weydiisto codka kalsoonida iyo barnaamijka Xukuumaddiisa ayuu ka hor akhrin doonaa.

Wasiirada Magacaaban dalka ayaa maalmahaan waday kulamo kala duwan oo ay cod uga raadinaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.