Home Afsomali Xisbiga WADANI oo diiday ka qeyb galka kulanka Xukuumadda Somaliland & mucaaradka

Xisbiga WADANI oo diiday ka qeyb galka kulanka Xukuumadda Somaliland & mucaaradka

 

Wejiga labaad ee Wada-hadallada Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa ka Furmay Xafiiska Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland ay ku leedahay Magaalada Hargeysa.

Kulanka waxaa goobjoog ka ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Feysal Cali Waraabe oo kaliya.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu sheegay inay diideen in ay ka qeyb galaan kulamadan muhiim ka ah Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xasan iyo Musharax Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo guud ahaan Xisbiga WADANI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.