Home Afsomali Xisbiga xiis ayaa Musharaxiinta Jubbaland siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale kulan kula yeeshay...

Xisbiga xiis ayaa Musharaxiinta Jubbaland siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale kulan kula yeeshay Muqdisho (Daawo sawirada )

Kulan Qadosharaf ah oo aan maanta ku yeelanay musharaxiinta Jubbaland (Xildhibaano, wasiiro, Agaasimayaal iyo siyaasiin reer jubbaland ah) oo xubno mihiim ay aysan ka muuqan sawiradan waayo intanu waa intii shirka dhamaysatay oo kaaliy; kadibna banaanka hotel sawiradan kugashay ayaa wuxuu ku Soo dhamaaday guul iyo isafgarad. Masuuliyiintan oo lexjecllo badan ka haysay jirtaanka iyo horumarka jubbaland ayaa si qoto dheer ooga munaaqashooday qodaba ay kamidka yihiin:

1. In loo midoobo jubbaland oo hesha isbadal micno dhaliya oo ku daadihiya horumar, amni, sinaan, xoraynta dhulka maqan, isxaqdhawr iyo dhawridda xuquuqda muwaadinka reer jubbaland meel kasta oo uu joogo
2. Dood adag oo laga yeeshay hanaanka xulitaanka xildhibaanada lafilayo
3. Jawigga doorashada Jubbalnd uu ku qabsoomi karro oo noqda mid lagu wadda qanacsanyahay

4. Amniga musharixiinta iyo campaign ka taageerayaasha musharixinta oo si xor/xalaal loo hello.
5. Ugu dambayn in jubbaland in la badbaadiyo oo lagu dhaqmo nidaam dawli ah loona hogaansamo distuurka Jubbaland state iyo arimo fara baran oo kale oo meesha kasoo baxay doodihii dhexdooda.
Guul baan idiin rajaynayaa wabilaahi towfiiq!!!!

Gud. Xisbiga xiis
Gud JDRC
Musharax madaxwayne Jubbaland 2019
Hon Abdullahi Elmoge Hersi
Mogadishu, SOMALIA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.