Home Afsomali Xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa shaaciyey in Shirkada Albarakaat xayiraadii laga...

Xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa shaaciyey in Shirkada Albarakaat xayiraadii laga qaaday

Mareykanka Oo Xayiraadii Ka Qaadey Shirkadii Barakat

 

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqdey in ay xayiraadii ka qaadey shirkadii Al Barakaat ee Soomaaliya.

 

Paul Onela, xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa shaaciyey in tani ay ka dambeysay markii ay ku waayeen wax dambi ah.

Mr Onel ayaa daaha ka rogay in ay gebi ahaanba xireen gal-dacwadeedkii shirkaddaas kana saareen liiska argagixisadda.

Sanadkii 2012-kii ayay ahayd markii xayiraad la saarey Barakaat, taasoo timid weerar culus oo ka dhacay gudaha Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.