Home Afsomali Xogtii ugu danbeysay oo hadda siddii muufadii foornada laga soo saaray

Xogtii ugu danbeysay oo hadda siddii muufadii foornada laga soo saaray

XOG: leys ku haleyn kara ayaa waxaa ay shegeysaa Nin la dhashay madaxweynihii hore Xasan Sheikh oo qarka u saaran in loo magacaabo Guddoomiyaha G/ Banaadir ah duqa muqdisho xogta waxay sheegeysaa in go,aan laga garay mamulka Gobolka ee hada shaqeeyo. Kadib markow is qabqabsi gooda batay &in ay kala qeyb sameen isla markaasna dhinac leyskaga Riixay rag badan oo ayaanta la hadal haayey Oo ku dhaw dhaw madaxda Qaranka Oo leys lahaa ayagaa lamagacaabaa

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in ay cabsi xoogan soo wajahday dadka dhaliila dowlada &kooxaha mucaradka ah kadib markey maqlen in nin la dhashay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu qarka u saaran yahay in loo magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Ah duqa muqdisho Ninkaan Oo leh galangal siyasadeed &mid bulsho ah na Ruug cadaa aan dalka kabixin haystane naadi xildhibano ah Aadna ay u taageer sanyahiin belaha dega xamar & Somali badan
Cali Sheekh Maxamuud ayaa ahaa ganacsade intii aanu galangal weyn ku yeelan siyaasadda, waxayna xogtu sheegeysaa inuu jiro qorshe loogu magacaabayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ah na duqa Muqdisho oo madaxda sare ee dowladda ay si weyn u saluugsan yihiin ninka hadda xilka haya ee C/raxmaan Yariisow.
Qorshahan madaxda sare ee dowladda ayaa ah inay magacaabidda Cali Sheekh ee guddoomiyaha G/Banaadir siyaasad ahaan kula dagaalama yaan. Xasan Sheikh oo la sheegay inuu wado abaabulka iyo hoggaaminta xisbiyo iyo xildhibanno mucaara ah, taasoo dhabarjab ku noqon doonta qorahaha uu wado madaxweynihii hore. Ee Soomaaliya
Dhinaca kale Cali Sheikh ayaa la sheegay inuu ku wanaagsan yahay ololaha xildhibaannada dhexdooda iyo arrimaha mooshinka, ka hortagida isagoo hore hormuud uga ahaa qorsheyaal lagu kala dhantaalay mooshin iyo qaar looga takhalusay Ra’iisal wasarayaal hore, howshaas oo madaxda dowladda ee xilligan talada haya aad ugu baahan yihiin.
Magacaabidda Cali Sheekh Maxamuud ee guddoomiyaha maamulka G/Banaadir ayaa haddii ay dhacdo noqon doonta mid lama filaan ah oo gilgili doonta kooxaha ku kacsan dowladda Farmaajo iyo Kheyre isla markaasna u soo jiidi doonto sumcad &taagero badan oo aan lasoo kobi karin. Xataa in aay fududaato soo noqoshadooda danbe. Waxaan sugnaaba waa maalmaha soo socda. & Gudoomiye Cali sheikh


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.