Home Afsomali Xubnaha Aqalka odoyaasha oo ansixiyey Hindise Sharciyeed hor leh

Xubnaha Aqalka odoyaasha oo ansixiyey Hindise Sharciyeed hor leh

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey gudoomiyaha aqalka sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo ay garab fadhiyeen ku xigeenadiisa . kulanka waxaa soo xaadiray 31 sanator

Shirka  ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka wasaarada haweenka iyo xaquuqul isnsaanka   deeqa yaasiin

Ajandaha kulanka ayaa ahaa aqrinta maalintii 2aa hindise sharciyeedka hay.ada dadka naafada ah waxaan qodobadii kulnka looga arinsanayey ka hashay  Zamzam ibraahim Cali

Sanatorada oo ansiyey Hindise Sharciyeedkaa  ayaa waxaa u mahadcelisay deeqa yaasiin oo ah wasiirka wasaarada haweenka  iyo xaquuqul isnsaanka

Waxaana ugu danbeyn shirka soo xirey gudoomiyaha aqalka sare senator Cabdi Xaashi Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.