Home Afsomali Xukuumada oo laga dalbaday in ay dalka ka saarto fasahaadiye basa diir

Xukuumada oo laga dalbaday in ay dalka ka saarto fasahaadiye basa diir

Somaliya in la Keenno nin Sadaan u dhaqan xun Waa Qalad Farsamo..

Soo jeedin Waxaan u soo jeedinaynaa wasaaradda arrimaha Diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya, in ay ka hadlaan dhaqan xumada iyo fahaadka uu Majaajiliistahaan ku haayo dadweynaha Muqdisho.

Sidoo kale, waxaan u soo jeedinaynaa hay’ada Socdaalka Soomaaliya, in ay dalka sida ugu shaqsiyaha badan uga saaraan uguna celiyaan dalkiisa Tansaaniya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.