Home Afsomali Xukuumadda Somalia oo Norway kala hadashay Arrimo la xiriira taageero hor leh

Xukuumadda Somalia oo Norway kala hadashay Arrimo la xiriira taageero hor leh

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa manta kulan Safaaradda Norway ee Soomaaliya kula qaatay Haakon Svane iyo Madaxa Xirrirka Iskaashiga Horumarinta Erling hess Johnsen.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Istaraatiijiyadda dowladda Norway ay ku taageereeyso Soomaaliya iyado waafaqsan Qorshaha Horumarinta Qaranka NDP-9 iyo mashaaricda horumarineed ee ay Dowladda Norway ku taageerto Soomaaliya.

Sidoo kale, intii kulanku uu socday waxa ay labada dhinac isla meel dhigeen in la derdergeliyo mashaariicda xasilinta ee goboladda dhawaan laga xoreeyey Al-shabaab kala duwan ee dalka lagu taageero lagu salleeyo waxyaabaha mudnaanta u leh dalka Soomaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud iyo danjiraha Dalka Norway ayaa hoosta ka xarriiqay in mashaariicda kala duwan ee ay qorshenayso sidii loo amba-qaadi lahaa howlaha kala duwan ee hadda socda.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay oo Agaasimaha Guud Mudane A

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.