Home Afsomali Xukuumadii u soo dhisay RW Xasan Cali kheyre oo Baarlamaanka ka heshay...

Xukuumadii u soo dhisay RW Xasan Cali kheyre oo Baarlamaanka ka heshay codka kalsoonida lana dhaariyey G.W.

Kulanka Baarlamaanka ee xakuumada uu horgeeyey RW kheyre ayaa waxaa soo xaadiray 236 xildhibaan sidaana uu kooroamku ku buuxsamay golaha shacabka

224 xildhibaan ayaa ogolaatay in ay ansan tahay xalaal ah Xukuumada uu soo dhisay Mr kheyre 15 mudane waa diideen halka laba xildhibaan midna fadhiga ka baxay midna ka aamusay

waxaana isla goobtii kitaabka quraanka lagu dhariyey golaha wasiirada cusub

Hugaamiyaha Mucaaradka Xukuumada khayre waxa noqday Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ansixinta xukuumada ka hor si caro leh uga baxay Kulanka baarlamaanka iyada oo laga daba lee yahay Xildhibaan jeesoow nidaamka ilaali,

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.