Home Afsomali Xulashada raiisal wasaaraha iyo waqtiga oo gabagabo mareyso yaa loo maleynaa

Xulashada raiisal wasaaraha iyo waqtiga oo gabagabo mareyso yaa loo maleynaa

Wararkii Ugu Dambeeyay Magacaabista Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Cali Ciid iyo Xamze Barre ayaa isugu soo haray doorashada ugu dambeysa. Mr Xamze, waxaa taageeray Damul-Jadiid iyo Sahan cilmi baaris oo uu la taliye ka ahaa.

Magacaabida Xamze ayaa sidoo kale waxaa kasoo horjeeda y wadamada gobolka oo ay ku jiraan Itoobiya, Jabuuti iyo Kenya maadaama uu xiriir dhow la leeyahay Masar.

Mareexaan iyo beesha Cawlyahan ee Ogaadeen ayaa iyagana uga soo horjeeda sababta oo ah awood qaybsiga beelaha ee Jubaland.

Cali Ciid ayaa sidoo kale waxaa taageersan qeyb ka mid ah Damul-Jadiid, waxaana laga yaabaa in la magacaabo maalinta Arbacada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.