Home Afsomali Yaa la qarxiyaa yaa la canshuuraa yaa la caayaa siyaasiintooda

Yaa la qarxiyaa yaa la canshuuraa yaa la caayaa siyaasiintooda

Yaa la qarxiyaa? Hawiye yaa la canshuuraa? Hawiye yaa la caayaa siyaasiintooda? Hawiye yaa deegaankooda lagula shirkoobaa? Hawiye yaa 30 sano dhimasho, qarax, qax iyo maamul la’aan kujiray? Hawiye yaa qabyaalada lagu ceebiyaa oo wax xun looga dhigaa halka reeraha kale sida isaaq iyo daarood uga macaashaan? Hawiye yaa maamulkiisii dad kale iska maamushaan? Hawiye yaa 30 sano hurdo kujiray? Hawiye yaa laysu adeegsadaa dhexdooda? Hawiye tol beelaye iga daa hadal iima eka inaan gambo xirto mooyee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.