Home Afsomali VIDEO yaabka gaalkacyo ka dhacay ma aha mid la rumeysan karo

VIDEO yaabka gaalkacyo ka dhacay ma aha mid la rumeysan karo

Deeqo Cabdullaahi waa haweeney mudo isku ekeysiineyday nin ayaa Ciidama Amaanka Gaalkacyo Gacanta ku dhigeen . Waxaase dadka fajaciso ama amakaag ku noqotay markii la sheegay in haweeneydaan guursatay labo dumar ah midna ay horey u furtay kana dhashay labo Caruur ah . Maxaa dunidaan yaab isdaba yaal .
Iyadoo naag ah bey nin iska dhigtay 2 naagood bey guursatay 2 cunug bey ka dhashay iyado adeegsan jirtay qalab u sahlaya iney naagaha ay qabtay u galmooto!!

Deeqa Adullahi oo nin ahaa haween Ku qabtay, waxa kalooo la sheegay inay 2016kii aay isku dhaceen qoys kadib markii aay furtay gabar aay ka qabtay deedna diiday inay bixiso meherkii

Gallkacyo qaybta Galmudug ayaa lagu qabtay booliska ayaana hada soo bandhigay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.