Saynisyahankii 104 jirka ahaa ee ree Ustareliya ee doortay in uu dhinto maadaama uu cumrigiisu dheeraaday waa uu dhintay.
Waxaa uu u safray Switzerland ka dibna dhaqtar halkaa joogey ayaa ku caawiyey in uu cirbad kiimiko ah isku duro isagoo dhageysanaya muusiga uu jeclaa ee Beethoven.
Markii ay cirbadda ku dhamaatay waxaa uu yiri:
“Waqtigu dheeraa”, ka dibna waa miyir beelay noloshiina deysay.
Waxaa uu ahaa saynisyahan weyn oo wax badan ku soo kordhiyey aqoonta insaanka.
Waxaa uu qabey in qofkii gaara 50 jir ama 60 jir loo ogolaado in uu noloshiisa dhameeyo haddey sidaa doortaan.
Nabad ku Naso. RIP
At 104 years old, Australia’s oldest working scientist traveled to Switzerland so he could die by doctor-assisted suicide.
104 sano jir, aqoonyahanka ugu da’da weyn ee u shaqeeya Australiya wuxuu u safray Switzerland si uu u dhinto isaga oo u dhinta khibrad uu ku takhasusay isbitaalka.